Tuesday, December 11, 2018
Home wararka Dalka Dowlada Kuweit oo Mashaariic Kala Duwan Ka Fulinaysa Soomaaliya.

Dowlada Kuweit oo Mashaariic Kala Duwan Ka Fulinaysa Soomaaliya.

0
SHARE

Wasiirka Ayaa ugu horeyn waxuu warbaxin ka siiyay wasiirka arrimaha diiwaanka Horumarka dowladda Soomaaliya ay sameysay iyo cilaaqaadka soo jireenka ah ee ka dhaxeeyo Dowladdaha Soomaaliya iyo Kuwait.

Mudane jamaal Maxmaed Xasan ayaa dowlada kuwait ujeediyay in mahsaariicda horumarineed ee ka socda Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan, tasoo shaqo abuur u noqanayso dhalinyrada somaaliyeed, qeyb wayna ka qaadan doonta horumarka dalka.

Wasiirka arrimaha diiwanka dalkaasi Shiekh Cali Jaraax Al sabaah, ayaa balan qaaday in dhambaalka uu gaarsiin doona amiirka dalka Kuwait, waxaana uu xusay in Soomaaliya ay ka taageeri doonan mashriicada horumarineed ay u baahan tahay, iyaddoo loo soo marsiinayo Sanduuqa Horumarinta dhaqaalaha dalka Kuwait.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here