Home wararka Dalka Dhageyso Tarsan oo ku baaqay in Muqdisho laga saaro Mucaaradka Dowlada Somaliya..

Dhageyso Tarsan oo ku baaqay in Muqdisho laga saaro Mucaaradka Dowlada Somaliya..

0
SHARE

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xaalada Magaalada muqdisho iyo Mucaaradka Dowlada ee ku sugan.

Tarsan ayaa ku baaqay in Magaalada laga saaro xubnaha Dowlada kasoo horjeeda ee magaalada ku sugan.

Waxa uu fakar ahaan soo jeediyay in magaalada laga saaro waa sida hadalka uu u dhigay.

Hadalka Tarsan ayaa imaanaya iyadoo xaalad siyaasadeed u dhaxeyso Dowlada iyo xubanaha kasoo horjeeda.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Tarsan.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here