Home wararka Dalka Akhriso Magaalooyinka uu Madaxwene Farmaajo ka Booqanayo Galmudug oo Caasimada ku jirto..

Akhriso Magaalooyinka uu Madaxwene Farmaajo ka Booqanayo Galmudug oo Caasimada ku jirto..

0
SHARE

Madaxwweynaha Dowlada Somaliya ayaa booqasho ku maraya Deegaano ka tirsan Galmudug kaasi oo loogu magac daray socdaalka Nabada.

Farmaajo ayaana doonaya in uu gaaro dhoor Magaalo oo ka tirsan Galmudug si uu halkaasi ula kulmo bulshada iyo odayaasha Deegaanka.

Magaalooyinka uu ka booqandoono Galmudug waxaa horay loo shaaciyay Dhuusomareeb. Cadaado iyo Gaalkacyo waxaana Hada lagu soo daray Cabud.waaq iyo Guriceel sida aan heleeno.

Madaxweyne Xaaf oo maanta gaaray Magaalada Cadaado waxaana la filayaa in Madaxweynaha Safarka ku wehliyo.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Cadaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here