Home Wararka Somaliya Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xafiis ka furtay Degmada Caabudwaaq (Sawiro)

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xafiis ka furtay Degmada Caabudwaaq (Sawiro)

0

Xeer-ilaaliye kuxigeenka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ahna Xeer ilaaliyaha Maxkamada Qaybta 21-aad, G/Sare: Cabdulahi maxamed muuse (kayse) ayaa Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ka daah-furay Xafiis ka mid ah laamaha Maxkamadu ku howlgali doonto.

Furitaanka Xafiiskan ayaa qayb ka ah dadaalada lagu daadajinayo garsoorka Ciidamada, si looga howlgalo dambiyada la xiriira kooxaha hubeysan ama ka dhex dhaca Ciidamada.

Masuuliyiin ka hadlay Furitaanka Xafiiskaan ayaa sheegay in Baahi weyn Loo qabay Xafiis Maxkamadeed iyo Adeega Garsoorka.

G/Sare: Cabdulahi maxamed muuse (kayse) ayaa ka sheegay Munaasabada Daahfurka in Xafiiskaan Loo Furay in Bulshada Degmada Caabudwaaq in ay Helaan Cadaalad

Ad
Previous articleXildhibaan ka Tirsan Golaha Shacabka soomaaliya oo geeriyooday
Next articleICJ oo shaacisay jadwalka Dhageysiga dacwada Soomaaliya iyo Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here