Home hirshabeelle Dhageyso Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay Dagaalka Socda isagoo Dowlada ku...

Dhageyso Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay Dagaalka Socda isagoo Dowlada ku sheegay in ay wado..

0
SHARE

Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa markii ugu hoeesay ka hadlay dagaalka  shalay ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray degaano ka tirsan gobolka Sool.

Faysal waxaa uu Ku amaanay in ciidamada Somaliland ay qaadeen talaabo loo baahnaa in mar hore la qaado Maadaama uu sheegay in degaanka Ciidamada Somaliland ay ka qabsadeen  ciidamada Puntland ee Tukaraq ay Somaliland leedahay.

Faysal Cali Waraabe Waxaa uu bogaadiyay Talaabada  Deegaankaas Ula Wareegeen, isagoona sheegay in Puntland ay dhibaato ku ahayd Shacabka Somaliland waxa uuna dusha kaga tuuray eeda ah hurinta colaadaha ka qarxay gobolka Sool Madaxweynyaasha Puntland iyo Somaliland.

Halkan Hoose La Dhageyso Codka Feysal Cali..

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here