Home puntland Dhageyso Salaad Cali Jeelle oo Khudbad Qosol badan ka jeediyay Magalada Garoowe...

Dhageyso Salaad Cali Jeelle oo Khudbad Qosol badan ka jeediyay Magalada Garoowe iyo Dadkii oo aamusi waayay,,

0
SHARE

Salaad Cali jeelle oo kamid ah siyaasiyiinta Dalka somaliya isla markana ku caambaxay dhanka qosolka ayaa khudbad ka jeediyay xaflad uu kaga qeyb galay magaalada Garoowe,

Salaad ayaa khudbadii uu ka jeediyay Xaflada faritaanka ee Garoonka Diyaaradaha Garoowe waxay aheyd mid leh qosol gooni ah,

Waxana uu ka sheekeeyay xaalada Dalka iyo Waxana lasoo maray waxa uu gabdhaha somaliyed ee meesha joogay ku sheegay gabdho qurux badan taasi oo mar qura qosol leeska jiibiyay,

Waxana uu dhanka kale aad uga hadlay xaalada xiligan ka taagan dalka Somaliya iyo Waxana Puntland uga dhigantahay xiligan,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Salaad Cali Jeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here