Home hirshabeelle Dhageyso Hadalkii Gudoomiyaha Mudug ee Puntland oo ka qeyb Galay soo dhaweynta...

Dhageyso Hadalkii Gudoomiyaha Mudug ee Puntland oo ka qeyb Galay soo dhaweynta Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka,,

0
SHARE

Taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed genral cabduwali jamac gorod ayaa
maanta waxaa uu ka soo dagay garoonka diyaradaha Gaalkacyo,

waxaana taliyaha ciidanaka xooga dalka somaliyeed safarkiisa ku weheliya sarakiil ka tirsan wasarada gaashandhiga ee somaliya waxaana kusoo dhaweeyay garoonka garoonka diyaradaha ee
magalada galkio gudomiya yasha gobolka mudug ee puntland iyo galmudug
ururada dhalinyarada iyo masuuliyiin kale .

waxaana halkaasi soo dhaweynta kahadlay oo taliyaha kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka mudug ee Puntland kaasi oo Taliyaha uga Mahadceliyay Qorshihiisa nabada gobolka Mudug ee uu wado,

Halkan Hoos ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Mudug ee Puntland

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here