Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirka gaashaandhiga Somaliya iyo taliyaha ciidanka xooga dalka oo maanta gaaray deeganka...

Wasiirka gaashaandhiga Somaliya iyo taliyaha ciidanka xooga dalka oo maanta gaaray deeganka Dhisaq-shurufle

0

Wasiirka gaashaandhiga Somaliya iyo taliyaha ciidanka xooga dalka oo maanta gaaray deeganka Dhisaq-shurufle oo dhawan laga saaray kooxda Alshabaab

Masuuliyiintan waxaa wehliyay wasiir Alcadaala iyo xildhiban Sabir oo maalmahan ku sugnaa deeganka

Ciidamada beesha reer Xaaji Saleban ayaa ku howlan sidii maleeshiyada Alshabaab looga saari lahaa deeganka.

Ad
Previous articleGudoomiye Madaale oo arrimo Xasaasi ah kala hadlay Paul Simkin iyo xubno la socday (Sawirro)
Next articleMuxiyadiin Darba-weyne oo Halsano u qabtay Gudoomiyaha Gobalka banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here