Home wararka Dalka Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug oo ka Hadlay Soo Dhaweynta Taliyaha...

Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug oo ka Hadlay Soo Dhaweynta Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka,,

0
SHARE

Taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed genral cabduwali jamac gorod ayaa
maanta waxaa uu ka soo dagay garoonka diyaradaha Gaalkacyo,

waxaana taliyaha ciidanaka xooga dalka somaliyeed safarkiisa ku weheliya sarakiil ka tirsan wasarada gaashandhiga ee somaliya
waxaana kusoo dhaweeyay garoonka garoonka diyaradaha ee
magalada galkio gudomiya yasha gobolka mudug ee puntland iyo galmudug
ururada dhalinyarada iyo masuuliyiin kale .

waxaana halkaasi soo dhaweynta kahadlay oo taliyaha kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka mudug ee Galmudug Waxana uu ka hadlay dhoor arimood,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here