Home wararka Dalka Dhageyso Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay Mucaaradka Dowlada iyo Khorsaha...

Dhageyso Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay Mucaaradka Dowlada iyo Khorsaha ay wataan,,

0
SHARE

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo soo duubay Muqaal cusub ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda guud ee dalka.

Ugu horreyn Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee haatan ka jira dalka.

Waxaana uu uga digay Siyaasiyiinta Mucaaradka in ay dumiyaan Dowladda uu majaraha u hayo Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.

Sidoo kale Sheekh Xasan Daahir Aweys oo haatan Xubsi guri ku ah Magaalada Muqdisho ayaa rajo wanaagsan ka muunjiyay horumarka ka jira dalka.

Waxaan uu hoosta ka xariiqay in isbadallo badan ay jiraan, islamarkaana loo baahan yahay in laga wada qeyb qaato horumarka iyo dhismaha dalka.

halkan Hoose ka dhageyso Codka Shiikh Daahir aweys,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here