Home puntland Dhageyso Wasiir Juxa oo ka hadlay Dhulka Kenya la wareegtay isagoo ku...

Dhageyso Wasiir Juxa oo ka hadlay Dhulka Kenya la wareegtay isagoo ku sugan Balad Xaawo..

0
SHARE

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Somaliya Cabdi Raxmaan Juxa ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Balad Xaawo,

Juxa oo ku sugan Magaalada Balad xaawo oo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in dhul kamid ah kenya la wareegtay ayaa sharaxaad ka bixiyay Goobaha ay gaareen,

Wasiirka ayaa shacabka  Reer Balad Xaawo faafaahin ugu bixiyay Tuhunka ku aadan in kenya la wareegtay qeyb kamid ah Somaliya.

Waxa uu sheegay in Dowlada laga warsuga si meesha looga saaro dhulka kenya la wareegeyso.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Juxa,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here