Home wararka Dalka Dhageyso Hadalkii Madaxweyne Gaas uu ka jeediyay Bartamaha Suuqa Gaalkacyo oo Caro...

Dhageyso Hadalkii Madaxweyne Gaas uu ka jeediyay Bartamaha Suuqa Gaalkacyo oo Caro laga qaaday..

0
SHARE

Cabduweli Maxamed Cali Gaas, oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka hadlay xaalada magaaladaas iyo doorka kaga aadan Maamulka Puntland.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in haatan ay u muuqdaan juhdi iyo wqti ay bixinayaan Maamulada Magaalada Gaalkcyo ee labada dhinac iyo Shacabka si nabada loo adkeeyo.

Waxa uu ugu baaqay masuuliyiinta Magaalada Gaalkacyo iyo Shacabkaba in kaalintooda ka qaataan sidii nabad waarta looga heli lahaa Gaalkacyo isaga oo sheegay in cid alaala iyo cidii colaad ka abuurta tallaabo laga qaadi doono.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Gaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here