Home ciyaaraha maanta Shirweynaha Xariirka K/cagta Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay” Waxaana La bedelay...

Shirweynaha Xariirka K/cagta Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay” Waxaana La bedelay Magacii Horyaalka Soomaaliya.

0
SHARE

Shirweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho, waxana ka soo baxay go’aamo ay ugu muhiimsanaayeen:

Magacyada Horyaalka 1aad ee dalka oo la badalay lagana dhigay “Somali Premier League”, waxaana sanadkan taabagalinaya Bangigga Premier Bank.

Waxaa kaloo la soo kordhiyay Tartanka Star League oo ay ciyari doonaan 5ta Koox ee ugu sareysa SPL.

Horyaalka Serie B ayaa magaciisa laga dhigay Division One.

Tartanka National League ayaa loo qaban doonaa kooxaha ku soo guuleysta horyaaladda Maamul goboleedyada dalka.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here