Home Wararka Maanta Galmudug oo Shaacisay in Kabadan 30 Qof oo Ka Tirsanaa Ahlusuna...

Galmudug oo Shaacisay in Kabadan 30 Qof oo Ka Tirsanaa Ahlusuna Amarna Ku Baxshay in Lasoo Qabto(Akhriso Magacyada+Sawiro)

0

Taliska Booliiska Galmudug ayaa shaaciyey magacyada 36-qof oo Galmudug u aqoonsatey in ay yihiin dambiilayaal, kuwaa oo la farey laamaha amniga ee Galmudug iyo muumalada kaleba in ay gacan ka geystaan soo qabashadooda.

Ragan la baadi goobayo ee baxsadka ah waxaa ugu horeeya sida qoraalka la baahiyey ku cad hoggaamiyihii kooxda la baxdey Ahlusunna Sheikh Shaakir iyo 35 kamid ah horjoogayaashii ciidankiisa.

Ahlusuna aya Jimcihii Weerar Culus kusoo Qaaday Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, Kaas oo Sabab u noqday inay ku Jabaan Taas oo sabab u noqotay inuu Duurka Galaan Qaar ka Mid ah Saraakiisha Ugu Saraysa Ahlusuna.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo amaan Kala Dul Dhacay Dowlada Turkiga
Next articleHowlaha ugu muhiimsan ee Xasan Sheekh Horyaallo Toddobaadyada soo socda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here