Home hirshabeelle Dhageyso Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo gaaray Guriga Cabdi Qeybdiid isagoo Amar...

Dhageyso Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo gaaray Guriga Cabdi Qeybdiid isagoo Amar kulul bixiyay..

0
SHARE

Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Cabdi wali Gorod ayaa goor-dhaw Gaaeay Guriga la weeraray ee Cabdi qaybadiid waxa uuna ka hadlay weerarkaasi.

Taliyaha ayaa sheegay in fal xun uu ahaa islamarkaana lagula xisaabtami doono ciidankii weerarkaas fuliyay.

Taliyaha ayaa ku baaqay in la soo qabto Ciidamada Howlgalkaan sameeyay, waxa uuna ku tilmaamay weerar fool xun oo dhaawacaya Sumcadda Dowladnimada.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Taliyaha iyo Amarka uu bixiyay,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here