Home wararka Dalka Dhageyso Xildhibaan Saabir Shuuriye oo Dowlada u sheegay in aan la Caburin...

Dhageyso Xildhibaan Saabir Shuuriye oo Dowlada u sheegay in aan la Caburin karin,,

0
SHARE

Xildhibaan Saabir Shuuriye oo kamid ah Xildhibaanada Dowlada Somaliya ayaa ka hadlay kulan ay iskugu yimaadeen Xisbiyada dalka,

xildhibaanka ayaa sheegay in Amaanka Dalka uu faraha kasii baxayo lakin taasi badalkeeda ayuu sheegay in Dowlada Ceeb ku tahay in ay taasi badalkeeda weerar ku qaado Muwaadiniinta Dalka,

Waxa uu intaasi ku daray in aan leeskaga haridoonin wixii ka dhacay Guriga Cabdi Raxmaan Cabdi shakuur,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here