Home hirshabeelle Dhageyso Madaxweynaha Puntland Gaas oo Gaalkacyo ka sheegay Hadal Cajiib kadib Nabada...

Dhageyso Madaxweynaha Puntland Gaas oo Gaalkacyo ka sheegay Hadal Cajiib kadib Nabada la gaaray,,

0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaadhey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa ka hor inta aanay soo gaadhin magaalada Gaalkacayo soo kormeereen dhismaha waddada Garoowe- Gaalkacayo oo dhismeheedu meel wanaagsan marayo, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha iyo weftigiisa magaalooyinka Xarfo, Bacaad-weyn iyo Cagaaran oo dhammaantood ka tirsan gobolka Mudug, isla markaana waxaa ka qayb qaatay soo dhoweynta Madaxweynaha iyo weftigiisa maamulka gobolka Mudug, isimo, cuqaal , nabadoono, waxgarad iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee shacabka magaalooyinkaasi.

Dhanka magaalada Gaalkacyo marka uu soo gaaray madaxweynaha ayuu la hadlay warbaahinta waxana uu sharaxay Safarkiisa iyo nabada dhawaan la gaaray,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here