Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg C/Raxmaan Cabdishakuur oo ku Guulaystay Xildhibaan Golaha Shacabka oo Galmudug...

Deg Deg C/Raxmaan Cabdishakuur oo ku Guulaystay Xildhibaan Golaha Shacabka oo Galmudug lagu Doortay

0

Hogaamiuihii Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#138 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb.

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa aad ugu Soo Horjeeday Dowlada Farmaajo 5sano ee lasoo Dhaafay, Waana Tilaabo Dhabar jabwayn Ku ah Farmaajo iyo Fahad oo isku Dayay inay Dhaafiyaan Kuraigaan Cabdiraxman Cabdishakuur.

Waana Kursigii Ugu Horeeyey ee Saakay lagu Doorto Dhuusamareeb,Sadex kale oo  uu Kujiro Kursiga Kulane Jiis ayaa Saacadaha Soo Socda lagu Dooran doona Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleGalmudug oo Shaacisay Xiliga La Qabanaayo kursigii Ka Dhimana Aqalka Sare
Next article7 Haween ah oo maantay ku Tartami Doona Kursiga HOP053 Waana Kan ugu Adag oo Maantay Dhuusamareeb lagu Qaban Doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here