Home Wararka Maanta Maxkamadda Gobalka Banaadir oo Maanta fulisay Xukuno kala duwan (Sawiro)

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo Maanta fulisay Xukuno kala duwan (Sawiro)

0

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeesay dhageysiga Dacwad ka dhan ah kow iyo toban edeysane oo loo hestay dagaal safeyn ah iyo weero sababtay dhimashada marxuum liibaan cabdiqaadir cali.

Waxaana natiijada xukunka ku dhawaqay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir, Dr Abdikhadar Mohamed Hassan waxayna makamadu ku xukuntay sagaal ka mid ah edeysanayasha mid kiiba hal sano iyo lix bilood oo xarig ah iyo diyadii marxuum liiban cabdiqaadir cali.

sidoo kale maxkamada waxa ay xoriyadooda usoo celisay laba kamid ah edeysanayaasha.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Madax katirsan IOM (Sawirro)
Next articleMaleeshiyaad Caraysan oo goordhow Goostay Wadada Xariirisa Cadaado iyo Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here