Home hirshabeelle Dhageyso War Deg Deg Ah Maleeshiyo Jabisay Heshiiska Gaalkacyo oo Xabsiga la...

Dhageyso War Deg Deg Ah Maleeshiyo Jabisay Heshiiska Gaalkacyo oo Xabsiga la Dhigay Goor dhow kuwasi oo weerar geestay

0
SHARE

Waxaa xabsiga la dhigay rag lagu tuhmay ka dambeynta falal amni darri oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug gaar ahaan Deegaanka Jeexdin ee Bariga gobolka Mudug.

Xariga raggan ayaa ka dambeeyay kadib markii dhawaan uu heshiis dhexmaray Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Heshiiska labada dhinac ayaa horseeday soo qabashada rag hubeysan oo dil ka geysatay Duleedka Gaalkacyo dhawaan

Duqa degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Axmed Tumay ayaa sheegay in uu ka xun yahay falkaasi ay geysteen Maleeshiyaadka kasoo jeedda Puntland, islamarkaana uu uga tacsiyeynaayo Shacabka Galmudug.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Duqa Gaalkacyo Tumey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here