Home Wararka Maanta Deg Deg: Gudoomiye aadan Madoobe oo ku Dhawaaqay Xildhibaanada Saxda ah...

Deg Deg: Gudoomiye aadan Madoobe oo ku Dhawaaqay Xildhibaanada Saxda ah ee lagu soo Doortay Gobalka Gedo

0

War Murtiyeedka: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo shaaciyay in Xildhibaannada lagu soo doortay Ceelwaaq ay yihiin kuwo Sharci ahaan ku matalaya Gobolka Gedo.

Go.aanka Sheekh aadan Madoobe ayaa Kusoo aaday Xili Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Ay ka Harsantahay 7 Maalin oo kaliya.

Lama Oga Jawaabta aya Ka Bixin Doonaan Xildhibaanadii lagu Soo Doortay Garbahareey oo ayaguna Wali Ku Sugan Magaalada Muqdisho.

Fahad iyo Farmaajo ayaa arintan ku Tahay Dharbaaxo Siyaasadeed oo kaga Timid Dhanka Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Ad
Previous articleAxmed Madoobe oo Si aan Caadi ahayn loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho(Sawiro)
Next articleTirada Iyo Magacyada Maantay Qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Soomaaliya(Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here