Home Wararka Somaliya War deg deg Ah Weerar lagu qaaday Hotelka Afrik ee Magaalada Muqdisho

War deg deg Ah Weerar lagu qaaday Hotelka Afrik ee Magaalada Muqdisho

0

Kooxo hubeysan ayaa ka dagaallamaya gudaha hoteelka Afrika ee Muqdisho ka dib markii Qaraxyo ismiidaamin ah ay ka dhaceen Afaafka hore ee Hoteelka.

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ayaa gaaray goobta, waxaana ay bilaabeen in ay la dagaallamaan kooxda weerartay Hoteelka.

Waxaa jira khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay weerarkan ismiidaaminta ah, waxaana socda gurmad loo fidinayo dadka waxyeelada gaartay

Wararkii ugu dambeeyay waxa ay sheegayan im Hotelka la weeraray laga maqlayo rasaas iyo bambaanooyin ka dhacaya gudaha Hotelka Afrik ee Weerarka lagu qaaday.

Ad
Previous articleDhageyso: Axmed Madoobe oo ka hadlay go’ankiisa Shirka Dhuusomareeb ka furmaya
Next articleA car bomb has hit the entrance of Hotel Afrik

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here