Home puntland Dhageyso War deg deg Ah Wasaarada Amniga Dowlada Somaliya oo soo saartay...

Dhageyso War deg deg Ah Wasaarada Amniga Dowlada Somaliya oo soo saartay Amaro Kale oo Cusub..

1
SHARE

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in shirar aysan ka warqabin Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir aan lagu qaban Karin M/Muqdisho.

Wasiir Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa Waxa uu sheegay in xiliyada Goobaha ama lagu shirayo meelaha ay dadku isugu tagaan lagu soo wargeliyo laamaha amniga iyo maamulka gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in cidwalba oo dooneysa in ay isu-imaatin ama shir in ay qabato in ay warqad fasax ah ka qaadato Wasaaradda amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Wasiirka.

Loading...

1 COMMENT

  1. Ma waxaan ku noqonay xukunkii afwayne waa maxay dadka shirarka laga mabnuucayo waase dadka la iska weeraraayo oo lalaynaayo haddii la rabo in qof la xiro maa maxkamado warqad u jarto aad iyo aad ayaan uga xumahay dadka shacabka ah ee ciidamo ka laynaayaan burburkii la ogaa intaan soo marnay in madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa dadka iska laayaan macnadaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here