Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Sheikh Shariif iyo Khayre

Ra’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Sheikh Shariif iyo Khayre

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre oo ay ka wada hadleen hirgelinta heshiiskii uu maanta gaaray Golaha Wadatashiga Qaran ee dardar gelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka.

Kulankaan Ayaa yimid ka dib Markii Maanta la Soo gaba gabeeyay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran lagana Soo saaray Warmurtiyeed.

Khayre iyo Sheikh Shariif Ayaa sidoo kale in Muddo ah la Tilmaamay inay yihiin Budo gooni utuman islamarkaana ay u xagal daacinayaan dhanka Villa Somalia

Ad
Previous articleAlshabab oo Galabtay Qabsaday Deegaanka Cadakibir iyo Galmudug oo weerar Culus ku Qaaday iyo Taliye Sare uu Ku dhintay
Next articleTaliyihii Guutada 13aad ee Qeybta 21aad oo Alshabaab ay dileen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here