Home Wararka Somaliya Galmudug Diyaaradaha Dagaalka oo Duqayn Culus Goordhow ka Fuliyay Shabeeloow iyo Ciidamada Galmudug...

Diyaaradaha Dagaalka oo Duqayn Culus Goordhow ka Fuliyay Shabeeloow iyo Ciidamada Galmudug oo khasaaro kasoo Gaaray Duqaymahaas

0

Deegaanka Shabeeloow oo Dagaal Qaraar Shalay ku Dhexmaray Ciidamada Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo is Garabsanaaya iyo Kooxda Alshabaab Dagaalka Oo Saacado Badan Qaatay Ayaa Dhaliyay Khasaaro Culus oo Kala Gaaray Labada Dhinac.

Diyaarado ka kacay Dhuusamareeb ayaa Goordhow ayaa Duqaymo Culus ka Fuliyay Deegaanka Shabeeloow oo Lasiku Horfadhiyo Duqaymahaan ayaana Waxaa Waxaa Khasaaro kasoo Gaartay ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Howlgal ay ku Baadi Goobaayeen mayadad ay shalay kasoo Tageen ku Jiray.

Khasaaraha Gaaray Ciidamada Darawiishta Galmudug ayaa lagu Sheegay inuu yahay Dhaawac Sadex Askari oo ka Tirsanaa ciidamadaas.

Dhanka Dowlada ayaana La Xaqiijiyay Geerida Ku dhawaad 40 Qof oo isugu jira kuwa Deegaanka iyo Ciidmada Darawiishata Galmudug iyo kuwa Mileteriga soomaaliya Xalay ilaa Shalay Galinkii Danbe ayaa Magaalada Muqdisho waxa loo Qaaday Dhawaacyadii Dowlada  kasoo Gaaray Dagaalkaas.

Lama oga Khasaaraha Dhabta ah ee Gaaray Alshabaab oo la sheegay inuu Dagaal Culus Shalay Qabsaday.

 

Ad
Previous articleJubland oo ka Hortimid Qorshe uu Watay Madaxweyne Xasan Shiikh
Next articleLabaatameeyo Askari oo lagu la’yahay daadad ka dhashay Roobab xooggan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here