Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Galmudug oo Hotelka Jaziira Kula kulmay siyaasiin iyo dadkii Hotelka ku...

Madaxweynaha Galmudug oo Hotelka Jaziira Kula kulmay siyaasiin iyo dadkii Hotelka ku sugnaa (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane, Ahmed Abdi Kaariye Qoor qoor ayaa galabta Hotel Jasiira waqti kula qaatay qaar ka mid ah bulshada caasimadda Muqdisho, iyo Siyaasiyiin.

Kulankaan Madaxweynaha Galmudug waxaa Ku Wehlinayay Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobalka Banaadir uu ka mid ah yahay Gudoomiye Ku xigeenka Maaliyada Gobalka iyo kan Amniga Gobalka Banaadir.

Sidoo kale waxaa ka mid ahaa Masuuliyiinta Madaxweyne Qoor Qoor ku Wehlinayay Wasiiro iyo xildhibaano ka Tirsan Galmudug.

Madaxweynaha ayaa muqdisho u jooga sidii xal waara loogu heli lahaa Doorashada Dalka

Ad
Previous articleShirar Gaar gaar ah oo Looga Hadlayo Amniga Goobta uu ka dhacayo Shirka Biri oo Hadda Soconaya
Next articleMaxaa Caawa Ka soconaya Xerada Afisyooni oo Biri Shirku ka Furmayo ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here