Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Ciidamada Dowlada Oo Soo Faarujiyay Magaalada Camaara

War Deg Deg ah: Ciidamada Dowlada Oo Soo Faarujiyay Magaalada Camaara

0

Ciidamadda xoogga dalka iyo ciidanka macawisleyda degaanka camaara ayaa galankii danbe maanta baneeyay fariisimihii ay ku lahaayeen gudaha magaaladaasi, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in ay u ruqaan sadeen dhinaca magaaladda Bacaadweyne.

Ma cadda sababta ka danbeysa bixitaanka ciidamada ee Camaara hase-yeeshee tani ayaa kusoo beeg-maysa xilli uu hakad galay dagaalka ka dhan ah Alshabaab ee ka soconayay Koonturta Gobolka Mudug.

Alshabaab ayaana Wali soo Gaarin Magaalada Camaara Mana Jirto Ciidan ku sugan Caawa Magaaladaas.

Ad
Previous articleWadahadalo lagu Dhexdhexaadinaayay Soomaaliya iyo Itoobiya oo Fashil Kusoo Dhamaaday
Next articleXildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal adag uga hadlay dhacdadii garoonka Aadan Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here