Home Wararka Somaliya Galmudug Musharaxiinta oo ku kala qeyb samay ka hadalka Dagaalka Gurceel

Musharaxiinta oo ku kala qeyb samay ka hadalka Dagaalka Gurceel

0

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Dalka Ayaa ku kala qeyb samay ka hadlida Dagaalka Degmada Gurceel ka soconaya ee u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug oo isku Dhinaca iyo Culimada Ahlusuna.

Warqad ka soobaxay Galabta qaar ka mid ah Xubnaha Midowga Ayaa Ugu dambeyn la Beeniyay sax ahaan shaheeda

Warar Hoose oo Mudug24 ay Heshay Ayaa sheegaya in Madaxda Midowga ay ku kala qeyb sameen ka hadlida Colaada Gurceel iyo qaabka Loo wajahayo.

In kastoo Markii dambe Musharax kasta oo si iskiis ah uga hadlay Waxa ka soconaya Gurceel oo Sababay qasaara Kala duwan.

Ad
Previous articleWararka ugu Danbeeyay Dagaalka Guriceel ee Caawa iyo Halka ay kala joogaan labada Dhinac
Next articleKayda AMISOM oo Laga saaray Hub Cul Culus so Loola Dagaalamo Ahlusuna (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here