Home wararka Dalka Ciyaaraha Maamul Gobaleedyada oo si Rasi ah uga Furmay Muqdisho.

Ciyaaraha Maamul Gobaleedyada oo si Rasi ah uga Furmay Muqdisho.

0
SHARE

Waxaa si Rasmi loo Furay Ciyaaraha Maamul Gobaleedyada oo Sanadkaan Ka dhacaya Gobalka Banaadir.

Munaasabad Lagu qabtay Garoonka K/cagta ee Konis ayaa Waxaa Lagu daah furay ciyaaraha Maamul Gobaleedyada dalka.

Wasiirka Ciyaaraha ee soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa si rasmi ah ufuray Ciyaaraha Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir.

 

” Ciyaarta ugu Horeysa ayaa Maalinta Barita Lagu Furi doonaa Waxayna Dhaxmaraysaa Jubbaland oo sanadkii Hore Fiinaal Tagtay iyo Gobalka Banaadir.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here