Home Wararka Maanta Deg Deg: Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo si rasmi ah xilka ula...

Deg Deg: Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo si rasmi ah xilka ula wareegay

0

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah xilka uga wareejiyay kadib munaasabad lagu qabtay madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweynaha cusub wuxuu madaxweynihii hore uga mahadceliyay sida wanaagsan ee uu xilka ugu wareejiyay.

Madaxweynaha xafiiska baneeyay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madaxweynaha cusub uga warbixiyay howlihii uu gacanta ku hayay ee u baahan in la dhameystiro kuwaas oo ay kamid yihiin deynta cafinta iyo dib u dhiska ciidanka.

Farmaajo wuxuu sidoo kale sheegay in dowladdiisa ay ku guuleysatay dacwadda badda ee kala dhexeysay Kenya.

Wuxuu ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan madaxweynaha cusub isla markaana uu garab taagan yahay

Ad
Previous articleXaaska Madaxweynaha Ukraine ayaa Shaacisay wixii ninkeeda kala qabsaday Subixii uu dagaalka bilowday.
Next articleBiden oo sheegay in Taiwan uu u Difaaci doono Qaab Milatari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here