Home Wararka Somaliya Galmudug DEG DEG: War Cusub oo Kasoo Kordhay Deegaanka Qaayib oo Galmudug Weerar...

DEG DEG: War Cusub oo Kasoo Kordhay Deegaanka Qaayib oo Galmudug Weerar Cir iyo Dhul ah Ku Qaaday.

0

Ciidamada Amaanka Dowlada Federalka Oo Garab ka Helaya Daraawiishta Galmudug Iyo Kuwa Deegaanka Ayaa Goordhow Si Buuxda Ula Wareegay Gacan ku Haynta Deegaanka Qaayib Ee Gobolka Galgaduud

Halkaasi Oo Ay Fariisiweyn Ay ku Lahaayeen Kooxda Al Shabaab

Saraakiisha Hogaamineysa Ciidamada Ayaa Sheegay Iney Deegaankaasi ay si Nabad Ah Ula Wareegeen Isla Markaana Hada Howlgalo Miino Baaris Ay Wadaan

Kooxda Al shabaab Inta Aysan Ka Bixin Deegaanka Qaayib Waxay Qaraxyo Ku bur Buriyeen Xarumihii Is Gaarsiinta Iyo Ceelkii Biyaha Laga Cabi Jiray

 

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: WhatsApp oo hawada ka baxay.
Next articleDab ay ku geeriyooday arday Arraga naafo ka ah oo ka kacay Iskuulka Salaam

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here