Home wararka Dalka Sawiro Madaxweyne Xaaf oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Dalka Somaliya..

Sawiro Madaxweyne Xaaf oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Dalka Somaliya..

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya Oglan Bekar.

Labada masuul ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadleen sidii dowlada Turkiga ugala shaqeyn laheyd Maamulka Galmudug dhanka kaabayaasha dhaqaalaha iyo sidii ay taageero weyn u siin laheyd.

Madaxweyne Xaaf ayaa dhankiisa Madaxda Turkiga uga mahad celiyay taageerada ay marwalba siiso Shacabka Soomaaliyeed.

Mudug24 miqdisho

 

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here