Home wararka Dalka Madaxwaynaha Soomaaliya oo Ka qayb Gelaya Shir ka dhacaya Sharma Shiikh

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Ka qayb Gelaya Shir ka dhacaya Sharma Shiikh

0
SHARE

Madaxweyne Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shir looga hadlayo Ganacsiga Afrika oo Maanta ka furmi doona magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar.

Madaxweynaha ayaa ka mid ah martida ka qeyb galeysa shirkan, balse wax khudbad ah kuma lahan, marka la eego jadwalka khudbadaha ee Madaxda ka qeyb galeysa Shirka Africa 2017 Forum.

Warar ayaa sheegaya in fursada ku dhex jirta safarkiisa Sharma El-Sheikh ay tahay in isaga iyo Imaaraadka Carabta la heshiisiinayo, isla markaana dowladda Masar ay muddooyinkii u dambeeyay waday dadaalo ay ugu kala dab-qaadeysay,

Horay Masar waxay ku guuleysatay inay isku soo dhoweyso Madaxweyne Farmaajo iyo Sacuudiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here