Home galmudug Dhageyso Warbaahinta oo loo aqriyay Qodobada Heshiiska Galmudug iyo ahlu-suna..

Dhageyso Warbaahinta oo loo aqriyay Qodobada Heshiiska Galmudug iyo ahlu-suna..

0
SHARE

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa Magaalada muqdisho kulan ku yeeshay Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug kan Ahlusuna iyo masuuliyiin kale kulankaas oo lagu dhameystirayay heshiiskii ay dhawaan ku gaareen dalka Jabuuti.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Wsiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/Faarax siciiid Juxa,Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo masuuliyiin kale.

Qodobadii ay ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ahaa in Madaxa Xukuumadda loo Magacaabo Madaxweynaha Ahlusuna Sheekh Shaakir Cali Xasan iyo in la iskudaro xildhibaanada labada Maamul si ay mid u noqdaan iyo in Saraakiil Ciidan ay Ahlusuna ku yeelato Maamulka Galmudug.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here