Home wararka Dalka Dhageyso Khudbadii Raisal Wasaare Xasan Kheyre uu ka jeediyay Heshiiska Galmudug iyo...

Dhageyso Khudbadii Raisal Wasaare Xasan Kheyre uu ka jeediyay Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna..

0
SHARE

Raisal wasaaraha Dowlada Somaliya oo ka qeyb galay halka lagu soo bandhigay heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna ayaa ka hadlay dhoor khodob.

Kheyre ayaa ugu horeyn ka hadlay heshiiska la gaaray iyo Muhiimada uu u leeyahay Dowlada Somaliya.

Waxa uu dhanka kale la hadlay Shacabka Galmudug isagoo ka codsaday in la taageero heshiiska bilowday oo aan la cuuryaamin.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here