Home puntland Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Gaas ee heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna..

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Gaas ee heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna..

0
SHARE

Madax kala duwan ayaa ka hadashey heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna.

Madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas ayaa ka hadlay Hehsiiska Galmudug Iyo Ahlu-suna.

Gaas ayaa sheegaya in hehsiiska uu yahay mid guul ah isla markana u soo hooyatay shacabka somaliyed.

Waxa uu dhanka kale la hadlay madaxda gaartay heshiiska Galmudug isagoo u jeediyay arimo dhoor ah.

Halkan Hoose ka Dhageyso codka Gaas..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here