200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna oo uu ku tilmaamay mid Taariikhi ah.. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna oo uu ku tilmaamay mid Taariikhi ah..

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay hehsiiska Galmudug iyo Ahlu-suna.

Farmaajo ayaa ugu horeyn heshiiska ku tilmaamay mid taariikhi ah isla markana la sugayay.

Madaxweynaha ayaa ugu mahadceliyay dadkii ka qeyb qaatay in heshiiska uu dhaco isla markana guul laga gaaro.

Dhanka kale ayuu ka hadlay waxa looga baahanyahay masuuliyiinta gaaray heshiiska cusub ee taariikhiga ah.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    GOBNASIYE???

    HAWIYOOW GOBNASIYE HANOQONINA??

    WAXAA LAYIRI WAAGII JABAHDII (SSDF) EE UU C/HI YUUSUF HOGAAMINAAYAY AY ITOOBIYA UGALEEN? KADIBNA AY SOOMAALIYA SOO WEERAREEN IYGA IYO CIIDAMADII XABASHIDA??

    LAAKIINSE DOWLADII SOOMAALIYA OO XILIGAAS XOOGLAHAYD AYAA DIFAAC ADAG KALA HORTAGTAY?? JABHADII C/HI YUSUF IYO CIIDAMADII ITOOBIYA OO DHIBAATO WEYNI SOO WAJAHDAY??

    AYAA WAXAA QAAB JABAHADEED U KACDOOMAY (REER XAAJI SALEEBAAN)

    KADIBA NIMANKII YAABANAA EE XABASHI IYO JABAHDII (MHHBARKII) WAXAYIRAAHDEEN??
    KUWAANI WAA GOBNASIYE?? MICNAHA SALEEBAANKII? OO DOWLADII IYAGA AYAY KU MASHQUUSHAY??

    MAANTANA ARRINTII AYAA MUUQATA??
    DHOWR MAGAALO OO DARIS AH(DHUUSAMAREEB IYO CADAADO)IYO CEELDHEER? IYO GAALKACYO?? IYO HOBYO” IYO CEELBUUR?? IYO CAABUDWAAQ* IYO GURICEEL?? IYO BALANBALLE? IYO XERAALE” OO DAD WADADHASHAY” AY DEGENYIHIIN??

    MAXAYTAHAY SABABTA, (BEESHA CAALAMKA IYO IGAD” IYO YURUBIYAANKA?? IYO DOWLADDA FEDARAALKA AH IYO DOWLAD GOBOLEED-YADU?? KULIGOOD AY UGU MASHQUULSANYIHIIN??

    JAWAABTI WAA IN LAYSKU KIIN DIRRO OO AAD NOQOTAAN (GOBNASIYE??? DAGAALADA FARAHBADAN OO SOOMAALIYA KASOCDANA ADINKA QOORTA LA IDIINGALIYO?? MIDDA UGU WEYNINA WAA IN AAD MAGAALOOYINKA AAN KOR KU SOOXUSAY??
    EE AAD WADA DEGTAAN? DAGAAL LAGA DHEX RIDO?? IYADOO QAARKIINA (CIIDAMO LAGUSHEEGAAYO?? QAARIINA ARGAGIXISO LAGUSHEEGAAYO?? QAARKIINA (BURCAD BADEED LAGUSHEEGAAYO??

    QAARKIINA (ISBAARAALEEY LAGUSHEEGAAYO??
    QAARKIINA DOWLAD GOBOLEED LAGUSHEEGAAYO??
    QAARKIINA *SUNA WALJAMEECO? LAGUSHEEGAAYO??

    HADABA HAWIYOOW HESHIISKAAN BEENBEENTA AH ITOOBIYA GADAAL KARIIXAYSO?? HAKU DAGMINA?? QOFKALIYA OO SOOMAALI AHNA HADILINA??

    ITOOBIYA IYO TAAGEERAYAASHEEDA!! KALIYA ISKA XOREEYA??

    MAGAALADA CADAADO-NA?? 300 SADEXBOQOL OO BAARLAMAAN? IYO WASIIRO AH MAQAADEE??

    YAAN LAYDIN WAALIN?? (XAAF IYO SHAAKIROOW) YAAN LAYDIN(HARAWSAN?? ADINKUNA SHACABKA KALE HA HARAWSANINA??

    NAYNAASTII GOBNASIYANA HASOOCELININA??

    FG: MARKAAN HAWIYE LEEYAHAY QABIIL KALIYA MADAGANA GOBOLKA MUDUG IYO GALGADUUD??

    LAAKIINSE HESHIISKAAN BEEN BEENTA AH WAXAA LAGU SHIRQOOLAAYAA?? (WAA XAAF IYO SHAAKIR) IYAGAANA HORSEED KA AH JABKA SHACABKA GOBOLADA DHEXE LOO MALEEGAAYO??

    LABADAAS NIN MIDNA SIYAASI UMA MUUQDO??
    EE HALAGA DIGTOONAADO??




ad

Dhageyso Maxkamada Gobolka Mudug oo xukuntay Afar ka tirsan Ciidanka Puntland oo loo heesto Kufsi..
- Dec 18, 2017
Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa in muddo ah waxaa ka taagnaa Kiis Kufsi ...
Sawiro Weerar lagu qaaday Kaniisad ku taal Dalka Pakistan..
- Dec 17, 2017
Weerar isugu jiray is qarxin iyo mid toos ah ayaa saakay lagu qaaday kaniisad ...
Dhageyso Qodobada Heshiiska Galmudug iyo Puntland ku dhexmaray Gaalkacyo..
- Dec 17, 2017
Ku dhawaad muddo 4 Maalmood ah Magaalada Gaalkacyo waxaaa ku sugnaa Wafti uu hoggaaminayo ...
Sawiro Deg Deg Ah Heshiis Taariikhi ah oo Gaalkacyo ka Dhacay Goor Dhow..
- Dec 17, 2017
Waxaa goor dhow Magaalada Gaalkacyo ka dhacay Heshiis u muuqday Mid Taariikhi ah. Heshiiska ayaa ...
Wiil 7 jir ah oo Ka Qayb Qaatay Howlaha Dib Uhebeenta Galkacayo.
- Dec 17, 2017
Waaa 7 jir ku nool Galkacyo waxa uu deganyahay xaafad ku dhagan halka uu ...
Dhageyso Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Shir Jaraa,id ku sheegay Baaris lagu sameenayo Xildhibaano Wada Qaran Dumis..
- Dec 17, 2017
Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya Dr Axmed Cali Daahir oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada ...
Dhageyso Wariye Boqorka Bartamaha oo Warbaahinta la hadlay isagoo qiireesan Markii uu Muqdisho soo gaaray..
- Dec 17, 2017
Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha ” oo muddo 4 Sano ah ku xirnaa ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda kale ka jeediyeen Furitaanka Wado ku xirneyd Gaalkacyo,,
- Dec 17, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Taliyaha Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed  jenaraal Cabdi ...
Dhageyso Puntland oo ka hadashey Hirgalinta Heshiiska laga gaaray Colaada Gobolka mudug..
- Dec 17, 2017
Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay dhankooda hirgelin doonaan heshiiskii laga gaaray colaadii ka ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya oo Dalbaday in Xasaanada laga Qaado Laba Xildhibaan oo ku sheegay Qaran Dumis.
- Dec 17, 2017
Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada ...
Deg Deg: Weriye Boqorka Bartamaha oo Muqdisho Soo gaaray iyo Madax kala duwan oo soo dhaweesay.
- Dec 17, 2017
Wariye Maxamed Aweys Muuday boqorka bartamaha ayaa hadda ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee ...
Dowlada Canada oo Lacag dhan $10.4 Dollar ugu Deeqday Soomaaliya si Looga Hortago Abaaraha Dalka.
- Dec 17, 2017
Dowladda Canada ayaa $10.4 Milyan oo Doollar ugu deeqday Soomaaliya gaar ahaan arrimaha gargaarka ...
Weriye Maxamed Aweys Muuday oo Maanta Muqdisho La keenayo.
- Dec 17, 2017
Boqorka Bartamaha)ayaa maanta imanaya Magaalada Muqdisho kaddib muddo uu ku jiray Xabsi ku yaalla ...
Shirwayne Looga Hadlayo Arimaha dhalinyarada oo Muqdisho Maanta Ka Furmaya.
- Dec 17, 2017
Shirweyne Qaran oo looga hadlayo arrimaha dhalinyarada Soomaaliya ayaa Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho. Shirka ...
Ra”isul Wasaare Khayre “Maraykanku Ma joojin Gargaarka Ciidankeena.
- Dec 17, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: