Home maqal iyo muqal2 Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Ahlu-suna Shiikh Shaakir oo codsaday in Heshiiska Galmudug la...

Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Ahlu-suna Shiikh Shaakir oo codsaday in Heshiiska Galmudug la taageero..

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Maamulka Ahlu-suna hadana ah Masuul ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa khudbad dheer ka jeediyay Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna.

Shiikh Shaakir ayaa ugu horeyn ka codsaday Dowlada iyo Beesha Caalamka in ay taabo galiso heshiiska dhacay.

Waxa uu sheegaya in Shacabka Galmudug wixii dib ugu dhacay ay hada kasoo kabsandoonaan.

Shaakir ayaa dhanka kale waxa ka dhawaajiyay hadii dowlada seexato ay tahay dhibaato taagan somalina Alle oo kaliya u maqanyahay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Shaakir.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here