200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Caalamka oo Jawaab Caro leh ka bixiyay go.anka Donald Trump ee Magaalada Qudus.. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Caalamka oo Jawaab Caro leh ka bixiyay go.anka Donald Trump ee Magaalada Qudus..

Caro xooggan ayuu caalamku kala hor yimid Go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda rasmiga ah ee Israa’il.

Ammaanka Safaaradaha Maraykanka ee dalalka dibadda ayaa si weyn loo adkeeyey iyadoo laga cabsi qabo weerarro in lagu qaado sida ay soo werisay warbaahinta Maraykanka.

Ra’iisul wasaaraha israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa go’aankaan ku tilmaamay mid taariikh ah oo caddaalad ah.

Hase ahaatee Hogaamiyeyaasha dunida muslimka iyo guud ahaan beesha caalamka oo dhan ayaa si weyn u dhaleeceyay tallaabada uu qaaday Trump, waxayna ka digeen halista rabshado ka dhasha arrintan oo horseeda dhiig daato.

Iran ayaa go’aanka Trump ku tilmaantay mid kooxaha argagaxisada siinaya fursad dahabi ah oo awoodooda sii xoojineysa.

Xoghayaha guud ee hay’adda Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa sheegay in aysan jirin wax lagu beddelo xal u raadinta Israa’il iyo Falastiin, waxaana uu ku tilmaamay mowqifka Mareykanku mid laga murugoodo.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga dalka Aljeria ayaa isna ku tilmaamay hadalka Trump wax laga xumaado.

Dalka Turkiga, dibadbaxayaal ayaa isugu tagay banaanka hore ee safaarada Mareykanku ku leeyahay magaalada Istanbuul. Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa waxa uu isna ku tilmaamay go’aanka Mareykanka geyru mas’uulnimo.

Madaxweynaha Falastiniyiinta Mahmud Abbas ayaa sheegay in go’aanka Trump uu soo xiray xalkii nabadda labada dhinac ee Israa’il iyo Falastiin.

Ururka Falastiiniyiinta Xamaas ayaa ku tilmaamay qaraarka inuu albaabada jaxiima ku furayo danihii Maraykanka ee gobolka Bariga dhexe iyo caalamka intiisa kale.

Madaxweyne Trump ayaa oo u aqoonsaday Qudus caasimadda rasmiga ah ee Israa’il ayaa sidoo kale saxiixay in safaarada Mareykanka laga raro Tel Aviv loona raro magaalada Qudus.

Arrinta Qudus ayaa xuddun u ah collaada daba-dheeraatay ee u dhexeysa Israa’iil iyo Falastiin, xilli Falastiiniyiinta ay doonayaan in Bariga magaalada Barakeysan ee Qudus ay noqoto caasimaddooda.

Tallaabadan uu ku dhaqaaqay Trump ayaana waxay ka dhigeysa Mareykanka dalkii ugu horreeyay dunida ee si rasmi ah ugu aqoonsado Qudus caasimadda Israa’iil.

Dibed-baxyo waaweyn oo caro xambaarsan ayaa la filayaa iney saacadaha soo socda ruxaan dalalka Islaamka iyo kuwa Carabta iyadoo caawaba isu soo baxyo ka dhacay degaanada Falastiiniyiinta lagu gubay sawirada Trump iyo Netanyahu.

Khubarada ka faalooda siyaasada caalamka aya sheegay in go’aankan uu yahay ismiidaamin siyaasadeed oo Madaxweyne Trump u bareeray, waxayna aaminsan yihiin cawaaqibka ka dhasha inaysan mahdin doonin Maraykanka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    WAA UU GARDARANYAHAY (TRUMP) MA ISAGAALEH? (AL-QUDIS)?? SIDEEBU U BIXINKARAA!! DHULKA BARAKAYSAN?? EE ISLAAMKA??

    HADIIBASE UU YUHUUDA! WAX U QABANAAYO” MUXUU U SIINWAAYAY GOBOL! KAMID AH GOBOLADA (MARAYKANKA) EE FARAHABADAN?? AMA (HOTEELADIISA) ILEEYN WAA NINKAAS TAAJIRNIMADA SHEEGTAYE???

    QURAANKA KARIIMKAA ALLAAH WUXUU KUXUSAY (SUURATUL ISRA’AA) WAANA MEESHII LAGADHEELMIYAY NABIGEENA SUUBAN CSW)

    AWAAWAY DALIISHA AY HAYSTAAN(TRUMP IYO NATINYAAHU) OO CADAYNAYSA IN UU ALLAAH SIIYAY MAGAALADA (AL-QUDIS) YUHUUD IYO TRUMP??

    QUL-HAATU BURAANAKUM?? KEENA CADAYNTA AAD HAYSATAAN?? HADIIKALEETO JOOJIYA DHAQAN XUMADA AAD WADAAN?? EE AAD CAADADA U LAYDEEN?? HADII AAD XUMAANTII KU NOQOTAAN!! ANAGUNA WANAAGII AYAANU KUNOQONAYNAA?? WAANAC KUQASAARIDOONTAAN??

    DAANDAANSIGGA AAD WADAAN??




ad

Xildhibaan Abdisabir Nuur Shuuriye oo Ka Jawaabay Eedeenta Xeer ilaaliyaha Qaranka
- Dec 18, 2017
Qoraal  uu Bartiisa Facebook ku soo daabacay Xildhibaan Abdisabir Nuur Shuuriye oo ka mid ...
War deg deg Ah Weerar lagu qaaday Guriga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ka daganyahay Muqdisho..
- Dec 18, 2017
Warar ayaa sheegaya in ciidamo aad u hubeesan oo katirsan Dowlada Soomaaliya weerar ku ...
Dhageyso Maxkamada Gobolka Mudug oo xukuntay Afar ka tirsan Ciidanka Puntland oo loo heesto Kufsi..
- Dec 18, 2017
Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa in muddo ah waxaa ka taagnaa Kiis Kufsi ...
Sawiro Weerar lagu qaaday Kaniisad ku taal Dalka Pakistan..
- Dec 17, 2017
Weerar isugu jiray is qarxin iyo mid toos ah ayaa saakay lagu qaaday kaniisad ...
Dhageyso Qodobada Heshiiska Galmudug iyo Puntland ku dhexmaray Gaalkacyo..
- Dec 17, 2017
Ku dhawaad muddo 4 Maalmood ah Magaalada Gaalkacyo waxaaa ku sugnaa Wafti uu hoggaaminayo ...
Sawiro Deg Deg Ah Heshiis Taariikhi ah oo Gaalkacyo ka Dhacay Goor Dhow..
- Dec 17, 2017
Waxaa goor dhow Magaalada Gaalkacyo ka dhacay Heshiis u muuqday Mid Taariikhi ah. Heshiiska ayaa ...
Wiil 7 jir ah oo Ka Qayb Qaatay Howlaha Dib Uhebeenta Galkacayo.
- Dec 17, 2017
Waaa 7 jir ku nool Galkacyo waxa uu deganyahay xaafad ku dhagan halka uu ...
Dhageyso Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Shir Jaraa,id ku sheegay Baaris lagu sameenayo Xildhibaano Wada Qaran Dumis..
- Dec 17, 2017
Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya Dr Axmed Cali Daahir oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada ...
Dhageyso Wariye Boqorka Bartamaha oo Warbaahinta la hadlay isagoo qiireesan Markii uu Muqdisho soo gaaray..
- Dec 17, 2017
Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha ” oo muddo 4 Sano ah ku xirnaa ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda kale ka jeediyeen Furitaanka Wado ku xirneyd Gaalkacyo,,
- Dec 17, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Taliyaha Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed  jenaraal Cabdi ...
Dhageyso Puntland oo ka hadashey Hirgalinta Heshiiska laga gaaray Colaada Gobolka mudug..
- Dec 17, 2017
Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay dhankooda hirgelin doonaan heshiiskii laga gaaray colaadii ka ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya oo Dalbaday in Xasaanada laga Qaado Laba Xildhibaan oo ku sheegay Qaran Dumis.
- Dec 17, 2017
Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada ...
Deg Deg: Weriye Boqorka Bartamaha oo Muqdisho Soo gaaray iyo Madax kala duwan oo soo dhaweesay.
- Dec 17, 2017
Wariye Maxamed Aweys Muuday boqorka bartamaha ayaa hadda ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee ...
Dowlada Canada oo Lacag dhan $10.4 Dollar ugu Deeqday Soomaaliya si Looga Hortago Abaaraha Dalka.
- Dec 17, 2017
Dowladda Canada ayaa $10.4 Milyan oo Doollar ugu deeqday Soomaaliya gaar ahaan arrimaha gargaarka ...
Weriye Maxamed Aweys Muuday oo Maanta Muqdisho La keenayo.
- Dec 17, 2017
Boqorka Bartamaha)ayaa maanta imanaya Magaalada Muqdisho kaddib muddo uu ku jiray Xabsi ku yaalla ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: