Home wararka Dalka Wasiirkii Hore ee Dib u Heshiisiinta Galmudug oo Baaq ujeediyay Shacabka iyo...

Wasiirkii Hore ee Dib u Heshiisiinta Galmudug oo Baaq ujeediyay Shacabka iyo Madaxda Galmudug

0
SHARE

Wasiirkii Hore ee Dib uheshiisiinta ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Cisamaan Maxamed Cali ayaa soo Jeediyay in Wax badan Laga Qabto Xaalada Galmudug.

Cismaan Maxamed oo La hadlay Warbaahinta ayaa soo jeediyay in Shacabka Galmudug ay ka Tashtaan Aayahooda, Si Hormar waarta Galmudug loo gaarsiiyo.

“Waxaana ku baaqayaa in Galmudug ay Garab Buuxda ay siiyaan Shacabkooda, islamarkaana ay kala shaqeeyaan Dhibaatooyinka in laga dul qaado, sidaa ayuu yiri Cismaan Maxamed Cali.

Waxaa Wili Taagan isbaarooyin iyo Xaalado Amni Darro, Taasina Waxay Na tusaysaa in uusan Jirin Wadashaqeyn dhan walba ah oo u dhaxeeya Shacabka iyo Madaxda Galmudug.

Hadalka uu Bixiyay Cismaan Maxamed Wasiirkii Hore ee dib u heshiisiinta Galmudug ayaa imaanaya xili deegaanada Galmudug qaybo ka mid ah ay ka jireen Mudooyinkaan Cabashooyin Xoogan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here