Home wararka Dalka War Deg Deg ah Madaxweynaha Galmudug Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo ku...

War Deg Deg ah Madaxweynaha Galmudug Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo ku sugan Madaxtooyada Somaliya..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Madaxweynaha Ahlu-suna ayaa ku sugan Xaruunta Madaxtooyada Somaliya.

Waxaa dhanka kale halkaasi ku sugan Madaxweynaha Somaliya mudane Farmaajo kaasi oo goobjoog ka ah heshiiska hada lasoo afjarayo.

Warbaahinta ayaa looga heeray hoolka shirka waxaana ku jira wariyaha mudug24 ee muqdisho Maxamuud Daacad kaasi oo ku waramaya in heshiiska lasoo gaba gabeenayo.

Maamulka Galmudug ayaa hada u muuqda mid ka gudbay mid kamid ah caqabadaha ugu weyn ee heestay.

Lasoco wixii ku soo kordha

Mudug24 muqdisho

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here