Home wararka Dalka War Deg Deg Ah Heshiis 14 Qodob ah oo Galmudug iyo Ahlu-suna...

War Deg Deg Ah Heshiis 14 Qodob ah oo Galmudug iyo Ahlu-suna Dhexmaray..

0
SHARE

Waxaa daqiiqad kahor noo soo dhamaaday Heshiiska Galmudug Iyo ahlu-suna dhexmaray.

Heshiiska ayaa ka kooban 20 qodob oo kala saxiixdeen Galmudug iyo Ahlu-suna waxaana saxiixay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle iyo Shiikh Shaakir.

Dhanka Maamulada waxaa u hadlay madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas halka dowlada uu u hadlay wasiirka arimaha Gudaha.

Waxaa shaqa noogu socota codadka halkaasi laga jeediyay oo aan soo gudbindoono lasoco.

Mudug24 muqdisho

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here