200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Sawiro Hobyo Wafdi ka Socda Taliyaaniga iyo WFP oo gaaray Magaaladaasi…. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Sawiro Hobyo Wafdi ka Socda Taliyaaniga iyo WFP oo gaaray Magaaladaasi….

Garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo maanta ka dagtay diyaarad siday wafdi ka socda hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cunta WFP iyo xubno ka socda safaaradda Talyaaniga. Wafdigan ayaa sidiiran waxaa garoonka ugu soo dhaweeyey Madax ka tirsan Galmudug iyo maamulka Degmada.

Wafdigan ayaa loo galbiyey gudaha magaalada halkaas oo ay kulan kula qaateen Masuuliyiinta, saraakiisha WFP ayaa u tagay Hobyo si ay u kormeeraan mashaariic halkaasi ka socota oo ay maalgaliyaan iyo qiimeyntii ugu dambeysay sida ay mashaariic balaaran uga fulin lahaayeen halkaasi.

sidoo kale WFP ayaa daneynaysa in mucaawinada u socota deegaanada Galmudug laga soo dajiyo dekekada Hobyo sida Saraakiisha ay sheegeen.

Dhanka kale Xubnaha ka socday safaaradda Talyaaniga ayay aheyd markii ugu horeysay ay halkaasi tagaan, iyagoo sheegay in deegaanada Galmudug ka fulin doonaan mashaariic ay ka mid yihiin dhismaha Xabsi weyn iyo taageeridda hay’adda cadaalada iyo kuwa amniga.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dowlada Canada oo Lacag dhan $10.4 Dollar ugu Deeqday Soomaaliya si Looga Hortago Abaaraha Dalka.
- Dec 17, 2017
Dowladda Canada ayaa $10.4 Milyan oo Doollar ugu deeqday Soomaaliya gaar ahaan arrimaha gargaarka ...
Weriye Maxamed Aweys Muuday oo Maanta Muqdisho La keenayo.
- Dec 17, 2017
Boqorka Bartamaha)ayaa maanta imanaya Magaalada Muqdisho kaddib muddo uu ku jiray Xabsi ku yaalla ...
Shirwayne Looga Hadlayo Arimaha dhalinyarada oo Muqdisho Maanta Ka Furmaya.
- Dec 17, 2017
Shirweyne Qaran oo looga hadlayo arrimaha dhalinyarada Soomaaliya ayaa Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho. Shirka ...
Ra”isul Wasaare Khayre “Maraykanku Ma joojin Gargaarka Ciidankeena.
- Dec 17, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda ...
Xulka Galmudug oo Isaga Haray Koobka Maamul Gobaleedyada Ka dib Hirshabeelle.
- Dec 17, 2017
Xulka Jubbaland ayaa 2-1 uga badiyay xulka Galmudug kulan ka mid ah tartanka ciyaaraha ...
Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug oo Balaballe ka Furmay Shir Nabadeed (Sawiro)
- Dec 17, 2017
Madaxweyne kuxigeenka mamulka galmudug iyo wafdi uu hogaminayo oo malmihii ugu danbeyay ku sugnaa ...
Maxamed Axmed Qomaal oo Lagu Xakumay 15 Bilood oo Xabsi ah.
- Dec 16, 2017
Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Qoomaal  ee da’ada ah ayaa maxkamad ku taal ...
Gudoomiye Jawaari oo Maanta soo xiray Kalfadhigii Labaad ee Golaha shacabka.
- Dec 16, 2017
Kulan maanta ay yeesheen xildhibaanada Baarlamaanka  oo uu  shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane ...
Boqorka Bartamaha oo dib U helay Xuriyadiisa iyo Dowlada Soomaaliya oo Xaqeejisay.
- Dec 16, 2017
Wariye Maxamed Aweys Muudey oo loo yaqaano (Boqorka Bartamaha) ayaa Afar sano kadib waxaa ...
Qaar ka mid ah Xildhibaanadii Hore oo Eedeen usoo jeediyay Madaxwayne Farmaajo.
- Dec 16, 2017
Qaar ka mid ah Xildhibaanadii Hore ee Soomaaliya oo Madaxwayne Farmaajo ku Eedeeyay in ...
Dhageyso Wareysi Maxamed Tiicey oo ka Hadlay Siideyntiisa isagoo Mareykanka Gaaray..
- Dec 16, 2017
Madaxweynihii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiicay ayaa gaaray dalka ...
Sawiro Madaxweynaha Galmudug iyo Taliya Ciidanka Xooga oo Furay Wadooyin Gaalkacyo ku xirnaa..
- Dec 16, 2017
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle ,Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdiwali Jaamac Gorod ...
Dowlada Soomaaliya oo Xoojinaysa La xisaabtanka C X D Soomaaliyeed.
- Dec 16, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay’adaha Dowladda si loola ...
Xildhibaano iyo Odayaal Ka soo Jeeda Galmudug oo Khilaafay Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna (Akhriso).
- Dec 16, 2017
Odoyaasha iyo Xildhibaanada Galmudug ee Deegaan ahaan kasoo jeeda Magaalada Cadaado ayaa kulan ay ...
Dhuusamareeb oo Caawa laga Taagay Calanka Galmudug Ka dib Heshiiskii ” iyo Shacabka oo Hadal Haya.
- Dec 16, 2017
Qaar ka mid ah Bulshada ku nool degmada Dhuusa Mareeb ee G/galgaduud ayaa wax ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: