Home maqal iyo muqal2 Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo 300 dollar u balan qaaday Ciyaaryahankii Galmudug ah...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo 300 dollar u balan qaaday Ciyaaryahankii Galmudug ah ee Gool dhaliyaa Sawiro..

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kulan la qaatay Ciyaaryahanada Maamulka Galmudug u matalaya tartanka Kubada Cagta  maamul goboleedyada kaas oo dhawaan ka furmi doona Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha ayaa Ciyaartooyda u balan qaaday in hadii ay ku guuleystaan koobka uu siin doono abaal Marin aan wali horay looga bixin Somalia.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Ciyaaryahankii gool dhaliya uu siinayo 300$ (sadex boqol oo dollar) kii ka caawiyayna la siin doono 200$ (Labo boqol oo dollar)

Qaar ka mid ah Ciyaartooyda ayaa iyana aad u soo dhaweeyay dhiiragelinta uu u sameeyay Madaxweyne Xaaf.

Halkan Hoose ka Dhageyso Hadalka Xaaf..

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here