Home wararka Dalka Dhagayso Wasiirka Ciyaaraha soomaaliya oo Kormeer ku sameesay Garoonka Ciyaaraha ee Konis

Dhagayso Wasiirka Ciyaaraha soomaaliya oo Kormeer ku sameesay Garoonka Ciyaaraha ee Konis

0
SHARE

Wasiirka Ciyaaraha ee Xukuumada soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa xalay Kormeer ku sameesay Garoonka Kubada cagta ee Konis ee Ku yaala degmada C/casiis ee Gobalka Banaadir.

Wasiirada ayaa sheegtay in si wayn loogu diyaar garoobay Koobka Maamul Gobaleedyada dalka, Taas oo la micna ah in Habiin iyo Maalin uu garoonku yahay isku mid.

Waxaa Ku wehlinayay wasiirka Kormeerka ay sameeysay Xubna ka Tirsan Guddiga isboortiga Dalka iyo Khuburo ku xeer dheer dhanka Ciyaaraha.

Halkaan Ka dhagayso.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here