Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan sheikh oo Tababar usoo xiray Saraakiil Tababar ku qaadatay xerada...

Madaxweyne Xasan sheikh oo Tababar usoo xiray Saraakiil Tababar ku qaadatay xerada Turkisom {Sawiro}

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta tababar ugu soo xirayay Saraakiil iyo Saraakiil xigeena katirsan Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed oo tababar ku qaatay Xerada Turkisom ee Muqdisho
Saraakiisha Tababarka loo soo xiray ayaa xarunta TURKISOM kusoo bandhigay gaardis ay ku muujinayeen awoodooda iyo xirfadooda ku aadan sida ay uga go’an tahay in ay dhiigooda iyo naftooda u huraan difaaca Qaranka
Ad
Previous articleWasiirka Qorsheenta Galmudug maxuu kala hadlay Shaqaalaha Wasaaradda ?
Next articleAl-Shabaab oo ka hadashay duqeynta Itoobiya ka Gaysatay ee Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here