Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo War kasoo Saaray Doorashada Puntland

Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo War kasoo Saaray Doorashada Puntland

0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Shacabka ee ka bilaabatay Dowlad Goboleedka Puntland.

Muuse Geelle Yuusuf guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal ayaa sheegay in bilow wanaagsan tahay doorashada Puntland ka bilaabatay, waxa uuna rajo wanaagsan ka muujiyay in doorashada waqtigeeda ku dhamaato.

Doorashadan ay boggaadiyeen guddiga doorashada heer federaal ayaa imaaneysa xili la dhaliilay habka ay ku bilaabatay doorashada ka dhacday Garawe oo musharaxiinta qaar loo diiday in ay tartanka ka qeyb galaan.

Ad
Previous articleSiciid Deni oo la Kulmay Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Xili eed Kulul Loo Jeediyay(Sawiro)
Next articleWasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo liiska Argagixisada Ka Saaray ONLF dhiibistii Qalbi Dhagaxna Ka Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here