Home Wararka Maanta Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Alshabaab kanasoo jeeda Galmudug si wayna loo...

Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Alshabaab kanasoo jeeda Galmudug si wayna loo Raadinaayay oo Muqdisho lagu Qabtay

0

Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay Horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Alshabaab, haddana ka mid ahaa gacanyarayaasha Horjooge Axmed Diiriye.

Horjoogahan oo si wayn loogu raadjoogay ayaa lagu qabtay Muqdisho xili uu si dhuumaalaysi ah ku soo galay.

Horjooge Muxudiin Daqare ayaa ka soo howlgalay gobalada, Bay, Galgaduud, Mudug iyo Shabeellaha Hoose.

Muxiyadiin Daqare ayaa Kasoo Jeeda Galmudug Gaar ahaan Beesha Sacad kaas oo Mudo Dheer La Raadinaayay Alshabaab Kama Hadlin Qabashada Sarkaalakaan Sidoo kale Dowlada ayaa Sheegtay Inay Saacadaha Soosocda Faafaahin ku Saabsan Qabashada Sarkaalkaan Bixin Doonto.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Dagaal Culus ku Qaaday Shabeelow ee Koonfurta Gobalka Mudug
Next articleBooliska Soomaaliya oo Lacag ku Raadinaaya Soo Qabashada Ninkii luul Cabdicasiis Gubay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here