Home Wararka Maanta (Sawiro) Gaarigii Qaraxa Lagu soo raray oo Maanta ku Qarxay bacaadweyn

(Sawiro) Gaarigii Qaraxa Lagu soo raray oo Maanta ku Qarxay bacaadweyn

0

Ciidamada amniga Galmudug ee ku sugan afaafka hore ee Magaalada bacaadweyne ee Gobalka Mudug ayaa fashiliyay weerar ismiidaamin ahaa oo loo adeegsanayay gaari land cruiser ah.

kadib markii ay ciidamadu toogteen wadihii gaariga, isla markaana uu qarxay gaariga, ma jiraan haba yaraatee wax khasaare ah marka laga reebo nafti haligihii gaariga wadey ee goobta lagu toogtay.

Goob barxad ah ayuu Qaraxu ka dhacay waxaana Muuqanaysa in Qaraxu ahaa Mid Culus, Waxuuna Burburiyay dhamaan Goobta Qaraxu ka dhacay.

Ad
Previous articleGalmudug oo ka Warbixisay Qaraxa Ismiidaaminta Ahaa iyo Qaabka looga hortagay
Next articleGalmudug oo sheegtay inay Go’doomiyeen 60 ka mid ah Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here