Home wararka Dalka Ra”isul Wasaare Khayre oo Ku wajahan Baraawe iyo Shariif xasan oo Halkaa...

Ra”isul Wasaare Khayre oo Ku wajahan Baraawe iyo Shariif xasan oo Halkaa Ka degay.

0
SHARE

Ra”isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maanta Ku Wajahan Magaalada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.

Safarka Madaxwaynaha ayaa Salka ku Haya Arima ay Ka mid yihiin Dagaalka Ka dhanka ah Alshabaab.

Waxaa Hada Diyaar Garoow Xoogan Loogu Jiraa sidii Loo soo dhaween lahaa Ra”isul Wasaare Xasan Cali Khayre.

” Dhanka Kale Madaxwaynaha Maamulka Konfur Galbeed ee soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa Asna Goor dhaw Gaaray Magaalada Baraawe.

La soco Faah Faahinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here